Messi oo Real uga digay isla jaanqaadida Neymar

Gool dhaliyaha xulka qaranka Argentina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa Real Madrid digniin ugu diray in is fahanka isaga iyo Neymar uu horumar wayn sameeyay. Labadan laacib ee ree koonfur Amerika, xili ciyaareedkan soo ban dhigay is fahan layaableh, waxaana ugu danbaysay kulankii ay Ajax xalay qaybtii hore ee ciyaarta labada gool kaga … More Messi oo Real uga digay isla jaanqaadida Neymar

Real madrid oo shaki gelisay inay ciyaartoy la soo wareegto bisha Janaayo

Tababaraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa meesha ka saaray inay kooxdiisa Real Madrid wax ciyaartoy cusub ah suuqa kala soo wareegayso bisha January marka uu suuqa kala iibsiga ciyaartoydu dib u furmo. Kooxda horyaalka yurub Ee Madrid ayaa xagaagii dhawaa la soo wareegtay ciyaartoyda kala ah Toni Kroos, James Rodriguez iyo Keylor Navas halka  … More Real madrid oo shaki gelisay inay ciyaartoy la soo wareegto bisha Janaayo

Manchester United blow in race for fourth with Anthony Martial facing injury lay-off

Anthony Martial will miss Manchester United’s crucial game away to West Ham United on Tuesday night and is facing a race against time to be fit for the club’s final league match of the season against Bournemouth at Old Trafford on Sunday. The United striker pulled up with a hamstring injury in the warm-upbefore the … More Manchester United blow in race for fourth with Anthony Martial facing injury lay-off

Maxaa laga bartay ciyaarta R.madrid & m.city

Real Madrid ayaa soo afjartay riyadii tababare Pellegrini kaas oo doonayay inuu guul kusoo afjaro maalmihiisa Man City ,kadib markii ay xalay 1-0 ku qaariiyeen lugtii labaad ee semi final-ka Champions League taas oo ka dhigan in kooxdda cad cadku ay final-ka wajihi doonto Attletico Madrid. Hadaba maxaa laga bartay ciyaartan? 1-Real Madrid ayaa markii … More Maxaa laga bartay ciyaarta R.madrid & m.city