Erdoğan:”Turkiga kama amar qaato Yurub”

Waxaa qarka u saaran inuu gebi ahaan burburo heshiiskii Midowga Yurub iyo dowlada Turkiga ee la xariiray arrimaha qaxootiga, kadib markii ay EU-da shuruudo ku xireen codsigii dowlada Turkiga oo ahayd in muwaadiniinteeda ay VISUM la’aan ku geli karaan dalalka Yurub. Midowga Yurub ayaa shuruudo gaaraya illaa 72 qodob ku xiray Xukuumada Turkiga inay soo … More Erdoğan:”Turkiga kama amar qaato Yurub”

Kumaandooska Turkiga oo ka hawlgalay Suuriya

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dalka Turkiga ayaa howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen gudaha dalka Siiriya, waxa ayna bur buriyeen sida Waraahinta dalkaasi sheegeen xarumo ay lahaayeen Kooxda Daacish. Cutubyo katirsan Kumaandooska Turkiga ayaa la sheegay in maalintii sabtida ay galeen gudaha dalka Siiriya gaar ahaan Deegaanada Waqooyi ee kuyaala dhinaca Xadka … More Kumaandooska Turkiga oo ka hawlgalay Suuriya

war deg deg ah: Kuuriyada waqooyi oo sheegtay goortay isticmaalayso Nukliyeerkaeeda

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in dalkiisu aanu isticmaaleyn hubka wadarta wax u gumaada ee Nukliyeerka, haddii aan lagu soo xadgudbin qaranimadooda. Sidaas waxaa lagu sheegay war laga sii daayey warbaahinta Dowladda oo laga soo xigtey hoggaamiyahooda. Kim Jong-un ayaa ka hadley shirkii ay isugu yimaadeen ergooyinka Xisbiga Shaqaalaha ee dalkaas, kaas oo … More war deg deg ah: Kuuriyada waqooyi oo sheegtay goortay isticmaalayso Nukliyeerkaeeda