War degdeg ah: Mudane Geelle oo magacaabay xukuumad cusub

Telefishinka dalka Jabuti   ayaa baahiyay in Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuti  Mudane  Ismaaciil Cumar Gelle oo mar afaraad loo doortay xilka Madaxweyninimada dalkaasi  uu  soo dhisay  xukuumad cusub oo madax ka ah  R/wasaarihii hore ee dalkaasi Mudane C/qaadir Kaamil Maxamed Warkan oo ay soo warisay Wakaalada Wararka IINA  waxay  intaa ku dartay in  Xukuumadan cusub  ay ka … More War degdeg ah: Mudane Geelle oo magacaabay xukuumad cusub

Kenya oo looga digay in ay xirto xeryaha qaxootiga

Hay’adaha Caalamiga ah oo ay ku jiraan Dhakhaatiirta aan xaduuda lahayn MSF, Human Rights Watch iyo Amnesty ayaa qoraal ay kasoo saareen baaqii shalay kasoo baxay dowlada Kenya oo ku goodisay inay xiri doonto xeryaha Dhadhaab iyo Kaakuma. Liesbeth Aelbrecht oo ah madax MSF ee Kenya ayaa sheegtay in markale hadalka kasoo baxay Kenya ay … More Kenya oo looga digay in ay xirto xeryaha qaxootiga

Kulanka baarlamaanka afrika ee koonfur afrika

Shirka Barlamaannada Afrika oo Magaalada Johannseburg ka furmay ayaa waxaa kasoo qeybgalay madax ay ka mid ahaayeen madaxweynihii hore ee Muzambig, madaxweyne kuxigeenka dalka Siraliyon, saddex guddoomiye baarlamaan oo uu ka mid ahaa Guddoomiyaha Barlamaanka Jabuuti, Wasiiro ka socday Koonfur Afrika, Gambia iyo Guddoomiyaha Barlamaannada Carabta. Xildhibaan Cabdi Xukun oo ah mudane ka tirsan Barlamaanka … More Kulanka baarlamaanka afrika ee koonfur afrika