Daawo: Midnimada waa muqadas

Qaar ka mid ah Shacabka ku nool deegaanada maamulka Somaliland ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay diidan yihiin ama ka soo hor jeedaan in la kala qeeybiyo umada Soomaaliyeed kuwaas oo inta badan Banaanbaxyo dhiga. Hooyooyin fara badan ayaa dhiga Banaanbaxyo ay ku cabirayaan shucuurtooda waxeeyna sheegeen in Shacabka Soomaaliyeed yihiin dad yar oo walaalo … More Daawo: Midnimada waa muqadas

Sawiro:Olalaha nadaafada ee Garoowe oo korortay

Olole Nadaafadeed oo soconaya mudo bil ah ayaa saaka ka bilowday xaafadaha magaalada Garoowe ee xarunta Maamul gobaleedka Puntland,waxaana soo qaban qaabisay dowladda hoose ee degmada Garoowe. Xoghaya Dowlada hoose ee Garoowe Cabdiqafar Cabdirixmaan Axmed ayaa Sheegay inay har iyo habayn u taagan yihiin inay ka shaqeeyan nadafada Magalada waxaana uu ugu baaqay Shacabka Garoowe … More Sawiro:Olalaha nadaafada ee Garoowe oo korortay

Degdeg: Nacaybka Keenya ee Soomaalida oo laba kacleeyay

Masuuliyiin ka tirsan dowlada Kenya ayaa jeediyay khudbado muujinaya siday u dhibsadeen una neceyb yihiin dadka Soomaaliyeed ee qaxooti ahaan u degan xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya. Henry Rotich oo ah wasiirka maaliyada ee dowlada Kenya ayaa sheegay in dhibaato weyn ay ku qabaan dadka qaxooti ahaan u jooga xeryaha dhadhaab ee dalka Kenya, wuxuuna … More Degdeg: Nacaybka Keenya ee Soomaalida oo laba kacleeyay

War yaab leh, nin qaba xanuunka dhimirka oo loo dilay aano qabiil

Dhibanaha oo gaari BL ahaa laga saaray Deegaanka Shalambood, kuna sii jeeday Magaalada Marka, ayaa waxaa wadada u galay gaarigaasi maleeshiyaad hubeysan, kuwaa oo xoog gaariga ugala degay ninkii xanuunsanaayay. Maleeshiyadan oo gaariga ku joojisay Deegaanka Buufow oo qiyaastii 3km u jirta Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa isla Deegaankaasi Buufow ku toogtay … More War yaab leh, nin qaba xanuunka dhimirka oo loo dilay aano qabiil

War deg deg ah:Shacabka Muqdisho oo ku soo food leh arin ku cusub

Kadib Markii maalintii shalay gudoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho uu ku dhawaaqay in la keenay kaar cusub oo ay qaadanayaan muwaadiniinta Soomaaliya ayaa arintaasi waxaa hanjabaad kasoo saaray taliska booliska Banaadir. Cali Xersi Barre Cali Gaab taliyaha ciidamada booliska gobolka Banaadir oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay iney ka shaqeyn doonaan sidii loo dhaqan … More War deg deg ah:Shacabka Muqdisho oo ku soo food leh arin ku cusub

“İskaa wax u qabso” oo ku sii fideysa muqdisho

sida aan wada ognahay tan iyo burburkii dawladeed waxaa soo jiray dalabyada ah in wax walba beesha caalamka looga sugo inta ay ka soo warceliso, hadii dhibaato jirtana dibada loo qeylin jirey. Bal ila daawada bulshada ku nool degmada wadajir oo isku kalsoonaaday, waxay ku guuleysteen dhismaha wado laami ah oo marta degmada ayagoon dawarsan … More “İskaa wax u qabso” oo ku sii fideysa muqdisho