Daawo: Midnimada waa muqadas

Qaar ka mid ah Shacabka ku nool deegaanada maamulka Somaliland ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay diidan yihiin ama ka soo hor jeedaan in la kala qeeybiyo umada Soomaaliyeed kuwaas oo inta badan Banaanbaxyo dhiga. Hooyooyin fara badan ayaa dhiga Banaanbaxyo ay ku cabirayaan shucuurtooda waxeeyna sheegeen in Shacabka Soomaaliyeed yihiin dad yar oo walaalo … More Daawo: Midnimada waa muqadas

Erdoğan:”Turkiga kama amar qaato Yurub”

Waxaa qarka u saaran inuu gebi ahaan burburo heshiiskii Midowga Yurub iyo dowlada Turkiga ee la xariiray arrimaha qaxootiga, kadib markii ay EU-da shuruudo ku xireen codsigii dowlada Turkiga oo ahayd in muwaadiniinteeda ay VISUM la’aan ku geli karaan dalalka Yurub. Midowga Yurub ayaa shuruudo gaaraya illaa 72 qodob ku xiray Xukuumada Turkiga inay soo … More Erdoğan:”Turkiga kama amar qaato Yurub”

Messi oo Real uga digay isla jaanqaadida Neymar

Gool dhaliyaha xulka qaranka Argentina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa Real Madrid digniin ugu diray in is fahanka isaga iyo Neymar uu horumar wayn sameeyay. Labadan laacib ee ree koonfur Amerika, xili ciyaareedkan soo ban dhigay is fahan layaableh, waxaana ugu danbaysay kulankii ay Ajax xalay qaybtii hore ee ciyaarta labada gool kaga … More Messi oo Real uga digay isla jaanqaadida Neymar

Real madrid oo shaki gelisay inay ciyaartoy la soo wareegto bisha Janaayo

Tababaraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa meesha ka saaray inay kooxdiisa Real Madrid wax ciyaartoy cusub ah suuqa kala soo wareegayso bisha January marka uu suuqa kala iibsiga ciyaartoydu dib u furmo. Kooxda horyaalka yurub Ee Madrid ayaa xagaagii dhawaa la soo wareegtay ciyaartoyda kala ah Toni Kroos, James Rodriguez iyo Keylor Navas halka  … More Real madrid oo shaki gelisay inay ciyaartoy la soo wareegto bisha Janaayo

Sawiro:Olalaha nadaafada ee Garoowe oo korortay

Olole Nadaafadeed oo soconaya mudo bil ah ayaa saaka ka bilowday xaafadaha magaalada Garoowe ee xarunta Maamul gobaleedka Puntland,waxaana soo qaban qaabisay dowladda hoose ee degmada Garoowe. Xoghaya Dowlada hoose ee Garoowe Cabdiqafar Cabdirixmaan Axmed ayaa Sheegay inay har iyo habayn u taagan yihiin inay ka shaqeeyan nadafada Magalada waxaana uu ugu baaqay Shacabka Garoowe … More Sawiro:Olalaha nadaafada ee Garoowe oo korortay

Gaalkacyo oo u dhoofisa khudaar magaalada Muqdisho

Ganacsatada iyo beeraleyda khudaarta ee magaalada Gaalkacyo oo xarun u ah gobolka Mudug ayaa billaabay khudaarta ka baxda gobolka ee loo dhoofinayo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,sida waxaa u sheegay Raxanreeb Safiyo Cali oo ganacsatada ka mid ah. Horay khudrad laga keeno koonfurta dalka ayaa la keeni jiray deegaannada bariga ku yaalla,lakin hadda beera-leyda gobolka … More Gaalkacyo oo u dhoofisa khudaar magaalada Muqdisho

War degdeg ah: Mudane Geelle oo magacaabay xukuumad cusub

Telefishinka dalka Jabuti   ayaa baahiyay in Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuti  Mudane  Ismaaciil Cumar Gelle oo mar afaraad loo doortay xilka Madaxweyninimada dalkaasi  uu  soo dhisay  xukuumad cusub oo madax ka ah  R/wasaarihii hore ee dalkaasi Mudane C/qaadir Kaamil Maxamed Warkan oo ay soo warisay Wakaalada Wararka IINA  waxay  intaa ku dartay in  Xukuumadan cusub  ay ka … More War degdeg ah: Mudane Geelle oo magacaabay xukuumad cusub

Donald TRUMP oo ka noqday hadalkisa ku aadanaa muslimiinta

Murashax Donald Trump oo ah musharraxa ugu cad-cad Murashaxiinta Xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka, ayaa Dabacsanaan u Muujiyay muslimiinta, isagoo wax ka bedelay moqfikii uu markii hore ka taagnaa dadka Muslimiinta ah ee galaya dalka Mareykanka. Trump ayaa horay u jeediyay hadal muran weyn dhaliyay, kaasoo ahaa in laga joojiyo muslimiinta inay galaan Mareykanka, waxaana … More Donald TRUMP oo ka noqday hadalkisa ku aadanaa muslimiinta

Degdeg: İtoobiya oo la wareegtay garoonka Cadaado

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado oo hadda Xarun KMG u ah Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ah ay la wareegeen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Ciidamada Itoobiyaanka ah ee gaaray Maagalada lana wareegay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado ayaa watay sida la xaqiijiyay ilaa 8 Gaari,kuwaas oo Fariisimo  ka sameystay Garoonka. Warar … More Degdeg: İtoobiya oo la wareegtay garoonka Cadaado

War culus: Dagaalada Afgooye oo diyaarado ka qayb galay

Ciidamada dowladda iyo AMISOM ayaa maanta la wareegay deegaanka Sabiib oo qiyaastii 10-KM dhanka Galbeed ka xiga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii saaka ay weerar ku qaadeen. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka oo bilowday abaarihii salaadii subax ee saaka ayaa soo gaaray illaa maanta duhurkii, iyadoo rasaas culus laga maqlayay Afgooye iyo … More War culus: Dagaalada Afgooye oo diyaarado ka qayb galay