Sawiro:Olalaha nadaafada ee Garoowe oo korortay

Olole Nadaafadeed oo soconaya mudo bil ah ayaa saaka ka bilowday xaafadaha magaalada Garoowe ee xarunta Maamul gobaleedka Puntland,waxaana soo qaban qaabisay dowladda hoose ee degmada Garoowe. Xoghaya Dowlada hoose ee Garoowe Cabdiqafar Cabdirixmaan Axmed ayaa Sheegay inay har iyo habayn u taagan yihiin inay ka shaqeeyan nadafada Magalada waxaana uu ugu baaqay Shacabka Garoowe … More Sawiro:Olalaha nadaafada ee Garoowe oo korortay

Gaalkacyo oo u dhoofisa khudaar magaalada Muqdisho

Ganacsatada iyo beeraleyda khudaarta ee magaalada Gaalkacyo oo xarun u ah gobolka Mudug ayaa billaabay khudaarta ka baxda gobolka ee loo dhoofinayo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,sida waxaa u sheegay Raxanreeb Safiyo Cali oo ganacsatada ka mid ah. Horay khudrad laga keeno koonfurta dalka ayaa la keeni jiray deegaannada bariga ku yaalla,lakin hadda beera-leyda gobolka … More Gaalkacyo oo u dhoofisa khudaar magaalada Muqdisho

War deg deg ah:Shacabka Muqdisho oo ku soo food leh arin ku cusub

Kadib Markii maalintii shalay gudoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho uu ku dhawaaqay in la keenay kaar cusub oo ay qaadanayaan muwaadiniinta Soomaaliya ayaa arintaasi waxaa hanjabaad kasoo saaray taliska booliska Banaadir. Cali Xersi Barre Cali Gaab taliyaha ciidamada booliska gobolka Banaadir oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay iney ka shaqeyn doonaan sidii loo dhaqan … More War deg deg ah:Shacabka Muqdisho oo ku soo food leh arin ku cusub