Faaladii ciise faarax

Taasi macnaheedu wuxu yahay in geedka quraca ahi uu wax badan dheer yahay geedaha kale, hase ahaatee qaraxii dhawaan gil-gilay magaalada muqdisho ma aheen qurac bal wuxuu ahaa gantaal laga soo amaahday dad aan isku dhiig aanan ahayn. Indhawaalaba magaalada muqdisho dadweynaha ku nool waxey wehel la ahaayeen qaraxyo, taasi macnaheedu waxay tahay in ammaanka … More Faaladii ciise faarax