Aqriso qormo xasaasi ah: Marxaladaha dhabta ah ee burburka dalka

Somalization:- İnta badan waxaa la sheegaa in burburka soomaaliya uu bilowday 1991dii, laakiin sida dhabta ah marka aan u fiirino qaabka ay isku bedelaysay dagaalada iyo burburka dalku ku jiray, waxaa ii soo baxday afar marxaladood oo mid walba ay wadato astaamo u gaar ah oo ay kaga soocantahy iyo kuwo ay ka shabahdo intuba. … More Aqriso qormo xasaasi ah: Marxaladaha dhabta ah ee burburka dalka

Todobo arimood oo haysta ciidanka qaranka

Bilihii ugu danbeeyay ayaa waxaa soo badanaayay Ciidamada Milliteriga Dowlada Somalia oo Gaadiidka iyo Hubka xiliga dagaalka u hibeynaaya maleeshiyaadka Al-shabaab. Ciidamada Dowlada ayaa la ogaaday in wakhtiga kooban oo ay ku jiraan dagaalka aysan muujin dulqaad iyaga oo si ula kac ah uga carara Gaadiidka iyo Hubka, taasi oo lagu micneeyay inuu yahay heshiis … More Todobo arimood oo haysta ciidanka qaranka