Daawo: Midnimada waa muqadas

Qaar ka mid ah Shacabka ku nool deegaanada maamulka Somaliland ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay diidan yihiin ama ka soo hor jeedaan in la kala qeeybiyo umada Soomaaliyeed kuwaas oo inta badan Banaanbaxyo dhiga. Hooyooyin fara badan ayaa dhiga Banaanbaxyo ay ku cabirayaan shucuurtooda waxeeyna sheegeen in Shacabka Soomaaliyeed yihiin dad yar oo walaalo … More Daawo: Midnimada waa muqadas

Sawiro:Olalaha nadaafada ee Garoowe oo korortay

Olole Nadaafadeed oo soconaya mudo bil ah ayaa saaka ka bilowday xaafadaha magaalada Garoowe ee xarunta Maamul gobaleedka Puntland,waxaana soo qaban qaabisay dowladda hoose ee degmada Garoowe. Xoghaya Dowlada hoose ee Garoowe Cabdiqafar Cabdirixmaan Axmed ayaa Sheegay inay har iyo habayn u taagan yihiin inay ka shaqeeyan nadafada Magalada waxaana uu ugu baaqay Shacabka Garoowe … More Sawiro:Olalaha nadaafada ee Garoowe oo korortay

Gaalkacyo oo u dhoofisa khudaar magaalada Muqdisho

Ganacsatada iyo beeraleyda khudaarta ee magaalada Gaalkacyo oo xarun u ah gobolka Mudug ayaa billaabay khudaarta ka baxda gobolka ee loo dhoofinayo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,sida waxaa u sheegay Raxanreeb Safiyo Cali oo ganacsatada ka mid ah. Horay khudrad laga keeno koonfurta dalka ayaa la keeni jiray deegaannada bariga ku yaalla,lakin hadda beera-leyda gobolka … More Gaalkacyo oo u dhoofisa khudaar magaalada Muqdisho

Wax qabadka dowalada ee todobaadkii hore

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Madaxweynaha oo xariga ka jaray xarumaha Wasaaradaha Shaqada iyo Howlaha Guud, Maxkamada Sare ee Ciidamada oo xukun dil ah ku riday dambiilayaashii qaraxa ka geystey Baydhabo … More Wax qabadka dowalada ee todobaadkii hore

wasaarada kaluumaysiga oo dhiirigelinaysa soo celinta hidaha iyo dhaqanka

Wasiiradda Kalluumeysiga dalka ayaa wadda qorshe lagu dhiiri gelinayo in dib loo soo nooleeyo cayaaraha hidaha iyo dhaqanka, taasi oo ay ku sheegeen in lagu gaari karo horumar wanagsan. Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Mudane Maxamed Cumar Caymooy oo hadal kooban ka jeediyay xaflad lagu soo bandigayay cayaaraha hidaha iyo dhaqanka dalkeena ayaa xusay in … More wasaarada kaluumaysiga oo dhiirigelinaysa soo celinta hidaha iyo dhaqanka

“İskaa wax u qabso” oo ku sii fideysa muqdisho

sida aan wada ognahay tan iyo burburkii dawladeed waxaa soo jiray dalabyada ah in wax walba beesha caalamka looga sugo inta ay ka soo warceliso, hadii dhibaato jirtana dibada loo qeylin jirey. Bal ila daawada bulshada ku nool degmada wadajir oo isku kalsoonaaday, waxay ku guuleysteen dhismaha wado laami ah oo marta degmada ayagoon dawarsan … More “İskaa wax u qabso” oo ku sii fideysa muqdisho

Ciidanka xooga oo ka maarmay AMİSOM

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa xilligaan waxay lasoo baxeen awood ballaaran oo ka yaabisay beesha caalamka, kadib markii ay ciidamada AMISOM ay ka maarmeen. Ciidamada ayaa waxay dagaal ka wadaan gobolka Shabellaha Dhexe, waxaana ay dagaallamayaan iyaga oo isku kalsoon. Waxay tani la yaab ku noqotay beesha caalamka oo markii … More Ciidanka xooga oo ka maarmay AMİSOM

Somalism

“Waxaan ahay soomaali, waxaanna ku faanaa Soomaalinimo” Waxaan aaminsannahay, dagaalada sokeeye iyo wax walba oo la mid ah, in aysan marnaba ku bedelmi doonin magaca, maamuuska, sumcada, sumada, sooyaalka, dhulka, dhaqanka, dadka, fekerka iyo muuqa soomaaliyeed.