Daawo: Midnimada waa muqadas

Qaar ka mid ah Shacabka ku nool deegaanada maamulka Somaliland ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay diidan yihiin ama ka soo hor jeedaan in la kala qeeybiyo umada Soomaaliyeed kuwaas oo inta badan Banaanbaxyo dhiga.

Hooyooyin fara badan ayaa dhiga Banaanbaxyo ay ku cabirayaan shucuurtooda waxeeyna sheegeen in Shacabka Soomaaliyeed yihiin dad yar oo walaalo ah balse ay isku dirayaan Siyaasiin dano gaar ah leh.

bal ka daawo hoos

Advertisements