Daawo: subxaanalaah, maxay tahay masiirka somaliland ee dhanka dhaqanka..

waxaa dhowaan tagay somaliland Anderson COOPER oo ah nin u ololeeya GAYnimada, waa is guursiga dadka isku jinsiyadaha ah.

Ninkan oo laga mamnuucay wadamo badan oo islaam ah, laakiin nasiib daro Somaliland ayaa noqotay cidii ugu horeysay ee soo dhoweysa, bal ka daawo hoos.

Advertisements