Mususmaasuqa EUda ee soomaaliya

Midowga yurub waxa uu kaalin ku leeyahay siyaasada soomaaliye, waxaana inta badan ay ka caawiyaan dhinacyo badan, waxaan sidoo kale ay lug kula jiraan dhanka bulshada iyo meelo kale, waxaana soo baxa eedeymo ku aadan musuqmaasuqa soomaalida taas oo ay ku macneeyeen in aan lagu aamini karin howlgalada midowga yurub, waa sida ay sheegeen.

Shaqaalaha Midawga Yurub waxay sheegaan in ay Soomaalida siiyaan malaayiin, Soomaaliduna musuqmaasuq badanyihiin, ayna maamuli karin ‘gargaarka’ loogu deeqo. Laakiin, maqaal uu soo saaray wargeyska Le Monde wuxuu sheegay in mashruucyada EU-da ee Soomaaliya ay ka jiraan eedaymo mususqmaasuq iyo laaluush – lacagna lagu kala qaato Brussels.

muuqaal ku saabsan arinkaas ka daawo hoos:

 

 

Advertisements