“İskaa wax u qabso” oo ku sii fideysa muqdisho

sida aan wada ognahay tan iyo burburkii dawladeed waxaa soo jiray dalabyada ah in wax walba beesha caalamka looga sugo inta ay ka soo warceliso, hadii dhibaato jirtana dibada loo qeylin jirey. Bal ila daawada bulshada ku nool degmada wadajir oo isku kalsoonaaday, waxay ku guuleysteen dhismaha wado laami ah oo marta degmada ayagoon dawarsan caalamka.

Advertisements