Ciidanka xooga oo ka maarmay AMİSOM

Aasaaskii_Ciidanka_Jabuuti_1Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa xilligaan waxay lasoo baxeen awood ballaaran oo ka yaabisay beesha caalamka, kadib markii ay ciidamada AMISOM ay ka maarmeen.

Ciidamada ayaa waxay dagaal ka wadaan gobolka Shabellaha Dhexe, waxaana ay dagaallamayaan iyaga oo isku kalsoon.

Waxay tani la yaab ku noqotay beesha caalamka oo markii hore aaminsanaa in ciidamada DF kaligood aanay dagaallami karin.

Waxaa laga yabaa in tani ay beesha caalamka go’aan cusub gaaraan si gaar ahna loo taageero ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Advertisements