Soomaaliya 2016

6
soomaalinimo

Sanadan 2016 waxa ay soomaaliya u balansantahay in la galo doorasho qaran taas oo lagu soo dooranayo madax hogaamisa dalka tan iyo 2020.

waxaa is soo taraya todobaadyadii ugu danbeeyay hadalhaynta arinkan iyo sida ay ku danbeyn doonto doorashada. Walow soomaalida ay rajo ka qabaan in is bedel lagu diirsado uu ka soo bixi doono doorashada nagu soo food leh.

 

Advertisements