Somalism

6618808-Business-silhouettes-with-waving-flag-of-Somalia-Original-Illustration--Stock-Illustration“Waxaan ahay soomaali, waxaanna ku faanaa Soomaalinimo”

Waxaan aaminsannahay, dagaalada sokeeye iyo wax walba oo la mid ah, in aysan marnaba ku bedelmi doonin magaca, maamuuska, sumcada, sumada, sooyaalka, dhulka, dhaqanka, dadka, fekerka iyo muuqa soomaaliyeed.

001
somali nationalism
Advertisements