Furitaan

waxaan ku guulaysanay maantaa inaan furno websiteka Somalization, waxa uuna xooga saari doonaa haduu ilaah yiraahdo arimo fara badan oo ku qotoma soomaaliya.

waxaan rajeynayaa inaa soomaali badan ay ku xirnaan doonto barnaamijyada kala duwan ee aan halkan kala wadaagi doonno, waad ku mahadsantihiin.13076834_1128772663810020_5454398674242630922_n

Advertisements