Warbixin ay soo saartay Warbaahin İtoobiya laga leeyahay ee ku saabsan M.farmaajo

CDRC oo ah hay’ad bil kasta soo saarta joornaal ay kaga hadleyso baaritaano iyo warbixino isla markaasna laga leeyahay dalka Itoobiya ayaa qoraal dheer oo 10 bog ah kasoo saartay doorashadii madaxweyne Farmaajo, Magacaabista Ra’isulwasaare Kheyre, caqabadaha hor taagan iyo sida ay noqon doonaan wasiirada. Haddaba Hey’adaan itoobiyaanka ah ayaa soo saartay 10 qodob oo … More Warbixin ay soo saartay Warbaahin İtoobiya laga leeyahay ee ku saabsan M.farmaajo

   

Aqriso qormo xasaasi ah: Marxaladaha dhabta ah ee burburka dalka

Somalization:- İnta badan waxaa la sheegaa in burburka soomaaliya uu bilowday 1991dii, laakiin sida dhabta ah marka aan u fiirino qaabka ay isku bedelaysay dagaalada iyo burburka dalku ku jiray, waxaa ii soo baxday afar marxaladood oo mid walba ay wadato astaamo u gaar ah oo ay kaga soocantahy iyo kuwo ay ka shabahdo intuba. … More Aqriso qormo xasaasi ah: Marxaladaha dhabta ah ee burburka dalka

Qormo xasaasi ah: xurguf aan dhamaan iyo xasuuq muwaadin

SOMALİZATİON:-Marka hore waxaan jeclaan lahaa inaan xasuusiyo aqristaha sharafta leh in maqaalkan oo aan sidaa u dheereyn in aan uga hadalno xaalka dalka si guud ahaaneed, ayadoo cidna diirad lagu saarayn eexasho qabiil ama wax la mid ah. Sidaan dhowaanahanba aan kala socono warbaahinta ama aan goob joog u nahayba, dalka wuxuu galay marxalad loogu … More Qormo xasaasi ah: xurguf aan dhamaan iyo xasuuq muwaadin